Markab Dhuxul Sida Oo Galaaftay Xilkii Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya
Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan.
Sido kale Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha debadda Cabdisaciid Muuse Cali .
Lifaaqa hoose ka akhri Warqadaha wasaaradda arrimaha dibadda XFS .