Magacyada Xubnaha loo saaray xallinta khilaafka u dhexeeya Mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland.
Magacyada Xubnaha Golaha Guurtida
1- Xil. Suldaan Salebaan Suldaan Cabdiraxmaan
2-Xil. Siciid Cabdilaahi Yaasir
3-Xil. Caydiid Cabdi Maxamed
4-Xil. Salebaan Garas
5-Xil. Muuse Xaaji Cabdi
6-Xil. Sheikh Cabdiraxmaan Cumar
7-Xil. Cumar Nuur Waaye
8-Xil.Muuse Ibraahim Nuur
9-Xil. Maxamed Xareed Roob
10-Xil. Xasan Cumar Axmed
Madaxdhaqameedka
1-Sul. Maxamuud Guuleed Mire
2-Sul. Abuusufyaan Maxamed Muuse Nuur
3-Sul. Abshir Muxumed
4-Sul. Cismaan Baane
5-Sul.Maxamuud Xaaji Xuseen
6.Garaad jaamac Garaad Ismaacil
7.Sul. Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal
8- Caaqil Cabdiraxmaan Maxamuud Aadan