Maqnaashaha xildhibaanadani ay iman waayeen fadhiga saaka ayaa sababtay in kooramkii…”
Hargaysa (Radiohalgan.com) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa mid mid u xaadiriyay Xildhibaano aan saaka ka so xaadirin fadhi uu lahaa golaha wakiiladu.
Maqnaashaha xildhibaanadani ay iman waayeen fadhiga saaka ayaa sababtay in kooramkii golaha wakiiladu uu furmo waayo saacadii loogu tala galay, isagoo xili dambe kooramku dirqi ku buuxsamay.
Xildhibaanadan oo tiradoodu dhantahay 26 xildhibaan ayaa kala ah:-
1-Maxamed Abiib Yuusuf
2-Xasan dhuxul Laabsaalax
3-Adan Cismaan Xarbi
4-Aamina Fariid Cilmi
5-Aamiin Saleeban Jaamac
6-Axmed Jaamac Salax
7-Axmed Maxamed Hurre
8-A/yaasiin Maxamed Xasan
9- Axmed yuusuf nuur guruuje
10- Barkhad Jaamac Batuun
11-Bille Cabdi Ducale
12-A/kariin Aadan Cumar
13-A/kariin mahad Maxamed
14-A/qani maxamed Aadan
15-A/ raxmaan Yuusuf maxamuud
16-Ibraahim Cali Jaamac
17- Jamaal Adan Diiriye
18- Jamaal Cali Adan
19- Jimcaale Axmed Cilmi
20-Maxamed Xuseen Maydhane
21-Mukhtaar Ibraahim Caashi
22- Mukhtaar Xasan Maydhane
23- Nuuraddiin Axmed Dayib
24-Qasin Aadan Saleebaan
25-Saalax Maxamed Diiriye
26-Saleebaan Maxamed Faarax