Wareegto ka Soo baxday Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Dowlad hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii shaqada iyo Shaqaalaha Madaxtooyda hirshabelle iyadoo loo magacaabay agaasime cusub
Hambalyo Magacaabis
Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa anigo ah bahad oo kamidka ahay ee Radio Halgan Mustaf Xuseen Cabdulle Oo loo Magacaabey Agaasimaha Cusub Ee xafiiska Shaqada Iyo Shaqaalaha Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Hirshabeele.
Mustafa Xusein Waa nin an ku garanayo howlkarnimo kana mid ahaa dhalinyaradii doorka kasoo qaatey Yegleelidii Hirshabeele
Xilal kala duwan oo Maamulka ku saabsan ayuu mustaf horey uso qabtey
Bahad Radio Halgan waxaan ku leeyahey xil kuguba cusba, Shaqadan hadda laguu magacaabeyna waxay qeyb katahey shaqooyinki horey aad usoo qabtey ee garabkaga alle ha galo kuguna asturo
Wareegto ka Soo baxday Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Dowlad hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Agaasimihii shaqada iyo Shaqaalaha Madaxtooyda hirshabelle iyadoo loo magacaabay agaasime cusub pic.twitter.com/73RDJxKNv7
— RADIO HALGAN (@rhalgan) January 1, 2023