Madaxweynihii Koowaad ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulahi Cosoble ayaa maanta ka dhidhiyay Xariga Agasime Cali Cabdi Xoshow.

Hase ahaate Masuuliyiin Badan oo la soo xariiray waa la sodayay Agaasimaha.

Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta Barta Facebook Ku leyahay ayoow Ku qoray qoraal hoos sii Aqriso.

Xushmad badan ayaan u hayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Abshir Cumar Jamac

Huruuse, waxaanse ka xumahay inuu raalli ka noqdo in sidii ayadoo uusan dalka ka jirin sharci iyo nidaam dowladeed maxkamad la’aan la xirto muddo ku dhaw nus sano Agaasimihii Warfaafinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Ma aha dhaqan wasiir mana aha dhaqan aanu ku naqiin Reer_Puntland.

Wasiir adaa ka mas’uul ah wasaaradda iyo badqabka howlwadeennadeeda.

Anoo ku hadlaya afka beesha Xawaadle waxaan ku leeyahay fadlan soo daa Agasime Cali Cabdi Xoshow haddeyse jirto qolo kaaga sarreysa wasaaradda noo sheeg.

Share.

Leave A Reply