Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay sida uu ka yeelayo ciidamada Macawiisleyda
    Gudaha

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay sida uu ka yeelayo ciidamada Macawiisleyda

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee xilligaan ka socda meelo kamid ah dalka iyo sida laga yeelayo Ciidamada Macawiisleyda ee la dagaalamaya Al-Shabaab.

     

    Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub ay ku taageeraysay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka lagu qabtay Magalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay in howlgalka ka danka ah Al-Shabaab uu weli ka socdo dalka.

     

    

    Waxaa uu sheegay in kaalinta ugu weyn ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ay leeyihiin Ciidamada Macawiisleyda, isla markaana qorshahooda uu yahay sidii Ciidamadaas loo qarameyn lahaa loogana dhigi lahaa Boolis ilaalinaya amniga degaannada laga saaray Al-Shabaab.

     

    Ugu dambeyn Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay Soomaalida kunool dalka dibaddiisa inay qeyb weyn ka qaataan oo dhaqaalo ku taageeraan dagaalka dalka goobaha ay ka joogaan looga saarayo Al-Shabaab.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDagaalka Laascaanood oo waji kale yeeshay maanta+ qaraxyo waaweyn oo…
    Next Article Siyaasi.Haadaa Xaaji Koykoy Jarbac ayaa yiri Gudiga Xawaadle ee soo qaban qaabinaya Shirka Nairobi maxaa lagudboon? (Wax badan ka ogoow)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Baarlamanka Ethiopia oo maanta qaaday tallaabo culus oo la xiriirta kooxda TPLF

    March 22, 2023

    Baarlamanka Ethiopia ayaa Arbacada maanta ah ka saaray ururka TPLF liiska rasmiga ah ee kooxaha…

    Mucaaradka Kenya oo ku dhawaaqay tallaabo kale oo ka dhan ah William Ruto

    March 18, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.