HomeWararkaMadaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Saraakiil Ciidan oo uu Tababar uga...

Madaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Saraakiil Ciidan oo uu Tababar uga socdo dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyada |Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar doorkan kuu aaddan dib u dhiska Ciidamada Cirka, Barriga iyo Badda

Sidoo kale ,Madaxweyne Xasan sheikh  kula dardaarmay saraakiisha Tababark uu uga socda in ay isku kalsoonaadaan kana fogaadaan qab yaalada

Must Read

spot_img