MADAXWEYNE LAFTAGAREEN OO HAMBALIYO U DIRAY RA’IISUL WASAARAHA CUSUB EE XFS.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Bare
“Waxaan hambalyo iyo soo dhoweyn u diraya Ra’isal wasaaraha cusub Xamza Cabdi Barre, oo Madaxweynaha JFS , u magacaabay Ra’iisal Wasaaraaha Xukuumadda JFS.
Waxaan Ra’iisal Wasaaraha cusub u rajeynaya in uu Alle u fududeeyo xilka Culus ee loo igmaday.
Madaxweynaha ayaa Alle uga rajeeyey Ra’isul wasaaraha Cusub inuu xilka la garab galo kuna asturo Shaqada culus ee loigmaday