Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiyay Somalia Mudane Mehmet

105

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa Magalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Turkiga u fadhiyay Somalia Mudane Mehmet Yilmaz.

Labada Masul ayaa ka wadahadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid ahayeen sidii Dowlada Turkiga ay uga qayb qadan lahayd hormarinta Galmudug , Arimaha Abaaraha iyo ladagalanka Al shabaab.

Kulanka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid iyo Safiirka Turkiga Mehmet Yalmaz ayaa ku so dhamaday is afgarad .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here