Gudoomiye Ali Jeyte Osman yaa kullan laqaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud waxa uunna kalla hadlay hal arrin oo aad xasaasi u ah oo Eey heshay Radio Halgan.

Ali jeyte Osman waxa uu kalla hadlay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud innuusan waddi karrin Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab inta uu jooggo Madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf Ahmed Hagar Dabgeed.

Jeyte ayaa u sheegay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud mar kalle in Al-shabaab dib u qabsan doonnaan Gobalka Hiiraan haddii lagga soo waddin madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf Ahmed Hagar Dabgeed sababta waxa ay tahay waxa uu ka shaqeynayaa iska horkeenid Qabiil iyo innuu kalla furfuro ciidamadda, aqabad weyne uu ku yahay geeddi socodka Dowladnimadda iyo ciribtirka Al-shabaab.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waxa uu si toos ah u wacay madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein oo ah ninka madaxweynaha ka ah Hirshabelle waxa uunna ku dhahay adiga iyo ku-xigeynk-kaadda Dabageed waa in si dhiqsiya ah iigu immaataan halkaa mar ka ay mareyso arrinka madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein waxa uu wacay ku-xigeyn-kiisa wuxuunna ku dhahay waa innaad si dhaqsi ah Mogadishu u immaataa waxaa innoo baahan madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud.

Dabgeed ayaa isku dayay innuu meermeeriyo madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein balse markii dambeeto waa uu qaatay amarka madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein oo maalinta Qamiista ah ayuu imaanayaa Ku-xigeyn-ka Ali Guudlaawe Hussein magaaladda Mogadishu caasimadda Dalka

Qorshe waxaa lawaddaa in madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf Ahmed Hagar Dabgeed uusan ka bixin Mogadishu lagguna wareejiyo Ciiddan aad u farra baddan laggana dhiggo Xabsi Gurri lanna dhageysto Telephone kasta oo soo waca amma uu asaga waco waanna arrin ku cusub siyaasadda Somalia.

Wali horrey ma’umaqashay madaxweyne ku-xigeyn Xabsi Guri lagga dhigay.?