Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed oo gacama marnaan ayaa maanta ugu tagay wariyaashii dhawaan ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan.

316

Muqdisho(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ayaa tibaxaya in Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed ayaa maanta kormeeray wariyaashii dhawaan ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan.

Md. Dabageed ayaa xog wareeystay dhaqaatiirta isagoo kula dardaarmay inay si dhaw ula socdaan caafimaadka dhalinyarada, waxaana uu caafimaad u rajeeyay wariyaasha.

Hase yeeshee Dabageed sida u shegeen Dad Goobjoogayaal ah Radiohalgan.com Madaxweyne Ku-xigeenka oo kacmo marnaa ugu tagay wariyaasha hase ahaate Waa ku mahadsanyahay in oo Booqasho ugu tago ileen wax bixinta waa garasho iyo Ninkeed.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here