HomeWararkaMadaxweyne Guudlaawe maalintii labaad ka qeybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada...

Madaxweyne Guudlaawe maalintii labaad ka qeybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka, Dowladaha

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maalintii labaad ka qeybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir uga socda Madaxtooyada Soomaaliya.

Shirkaan oo ah kii 6aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa looga hadlayaa xaaladaha Amni ee dalka gaar ahaan Wajiga labaad ee Howlgalada lagu ciribtirayo AS Dhameystirka Arrimaha Deyn cafinta iyo Dhaqangelinta heshiisyadii horey ay u gaareen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran.

Must Read

spot_img