HomePolitcalHirshabbelleMadaxweyne Guudlaawe ayaa dalacsiyay Saraakiisha Macawiisleyda ee Gobolka Hiiraan

Madaxweyne Guudlaawe ayaa dalacsiyay Saraakiisha Macawiisleyda ee Gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dalacsiyay Saraakiisha ka mid aheyd Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka ee Macawiisleyda Gobolka Hiiraan.

Wasiir kii Hore ee Gaadiidka Badda

Gaashanle Faarax Maxamed Cismaan (Faarax Gacameey)

Dhame Abdinasir mohamed Cali
Dhame Mucaad Maxamed Cali

Ugu dambeyntii hoos ka Aqriso

Must Read

spot_img