Madaxweynahaii Koowaad ee Hir-shabeelle Dr.Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Barta Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal hoose sii Aqri

Madaxweyne Cosoble ayaa yiri
Khawaarijta markey ogaadeen inuu guddoomiyihii gobolka Hiiraan Xamar u soo cararay ayey dib u soo dhiirradeen.
Ma soo cararyay mase wuu dalxiisayaa, aniga ma ogi.