Madaxweynahii Koowaad ee DG Hir-shabeelle Dr. Ali Osoble ayaa barta Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal hoose sii Aqri
MD Ali Abdullahi Osoble ayaa yiri” Farxad iima dhinna. Sidaan baad ku qurux badan tihiin. Garab istaaga hadba kiina mas’uul ah. Istaageera, dowladda taageera, baadidana wada doona. Dowladda yaan la gaagixin ha idiin godlatee.