Madaxweynahii Koowaad ee DG Hir-shabeelle Dr.Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa yiri Xawaadle waa inuu sugo ammaanka Maamulka Gobolka Hiiraan (Wax badan ka ogoow)

381

Madaxweynahii Koowaad ee Dowladda Goboleedka Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Barta Twitterka iyo Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal Koban Aaden ku aadan Maamul Xumi iyo waliba Amniga Gobolka Hiiraan ee Ku Fashiilmeen Mamuulka Gobolka Hiiraan.

Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa yiri
Xawaadle waa inuu sugo ammaanka Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Ciidamada DFS maadaama ay kuwan dambe sugi waayeen ammaanka Reer Hiiraan.

Waxii warar ah oo ku soo kordho Amniga Xumida iyo Musuq-Maasuqa lagu haayo Shacabka Gobolka kala Soco marwalba Radiohalgan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here