Home » Madaxweynahii hore Hir-Shabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa yiri Qofka sidaa ah waxaa la dhihi jiray waa geed nacas ah, fursadduu helay kama faa’iideysan, meeshuu joogayna waxba kama qabsan.