Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo marwada koobaad Jill Biden ayaa si degdeg ah looga saaray gurigoodii fasaxa,
ka dib markii diyaarad yar oo khaas ah ay si khalad ah u gashay hawada xaddidan ee Rehoboth Beach, Delaware, sida uu sheegay Aqalka Cad.
Diyaaradda ayaa isla markiiba laga saaray hawadaasi.