Madaxweynaha Koowaad ee DG Hir-shabeelle Dr.Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Barta Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal kooban kaso ku amaanay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud
Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa yiri
Waxaan soo dhaweynayaa tallaaba qaadka 1aad ee Madaxweyne HSM wuxuu xushay team leh karti iyo aqoon