Madaxweynaha Hir-Shabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa ka qeybgalay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.

180

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka qeybgalay shirka 1aad ee Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka qeybgalay Raisul Wasaaraha XFS, Madaxda Dowladaha Xubna ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir waxaana la isaga xog waramay xaaladaha guud ee dalka iyo isla meel dhigidda howlaha hortabinta leh ee u yaala Golaha Wadatashiga Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here