Madaxweynaha Dowladda Hishabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa u mahadceliyay dhalinyaro iyo aqoonyahano kasoo jeeda deegaanada Hirshabeelle oo deegaanka burka dirimeed u yimid xoojinta iyo dhiirigalinta gogosha nabadeed ee taala deegaankaas.

Share.

Leave A Reply