Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho kula kulmay Taliyaha ciidamada AFRICOM General Stephen Townsend.

36

Ge. Stephen Townsend oo ah taliyaha ciidanka Maraykanka AFRICOM , ayaa u hambalyeeyay madaxweyne Xassan Sheekh Maxmauud.

Madaxweynaha iyo taliyaha Africom, ayaa ka dooday sidii ay u wada shaqayn lahaayeen ciidamada AFRICOm iyo kuwa Xoogga dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here