HomePolitcalHirshabbelleMaayar-ka Beledweyne oo Xafiis ka dhigtay Biyaha dhaxdoodda

Maayar-ka Beledweyne oo Xafiis ka dhigtay Biyaha dhaxdoodda

Beledweyne Halgan.online

Xaallad aad u addag ayaa ka jirta Degmadda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan madaamma wabiga shabeelle uu si xad ka bax u fatahay sanadkaan .

 

Maayar-ka Degmada Beledweyne Nadar Tabaax ayaa xafiiskeeddu noday biya dhaxdodda mana jirta Hay’ad illaa hadda wax ka qabatay u adeegidda iyo samatabixinta shacabka reer Beledweyne.

 

Madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein ayaa uggu baaqay Hay’addaha samafalka inneey Gurmad lasoo gaarraan shacab-ka reer Beletweyne balse illaa hadda waxba loomma qabban Shacab-ka

Must Read

spot_img