Maamulka Tigray oo Xabsiga u Taxaabay Wariyaal katirsan TV-ga Tigray.

160

Maamulka Tigray oo Xabsiga u Taxaabay Wariyaal katirsan TV-ga Tigray.

Shan wariye oo ka tirsan TV-ga Tigray-ga ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay, kaddib markii lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Cadawga.

Wariyeyaasha la xiray ayaa kala ah Teshome Temalew, Misgina Seyoum, Hab Halefom, Hailemichael Gesesse iyo Dawit Mekonnen.

Qareenka u doodayay Wariyasha oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in loo xiray tuhun la xiriira la shaqeynta cadowga, waxaana uu sheegay in cadawgu uu noqon karo xisbi barwaaqo ee uu Hogaaminayo Abiy ahmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here