Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Maamulka Jubbaland & howlgalka ATMIS oo ka shiray Amniga degaannada Maamulkaas
    Gudaha

    Maamulka Jubbaland & howlgalka ATMIS oo ka shiray Amniga degaannada Maamulkaas

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa kulan looga hadlayay Amniga gobolka Jubabda Hoose magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ku yeeshay Taliska Booliska Gobolka Jubbada Hoose iyo Saraakiisha Ciidamada ATMIS.

    Kulanka ayaa sigaar ah waxaa uu sigaar ah u dhexmaray Koox ka socotay ciidamada ATMIS ee dalka Itoobiya iyo saraakiisha ugu saraysa ciidamada booliska Jubaland oo uu horkacayo taliyaha booliska gobolka Jubbada Hoose Sadiiq Maxamed.

    Wada-hadallada ayaa diiradda lagu saaray xaaladda nabad-gelyo ee degaannada Jubbaland & dhinacyada iskaashiga si loo horumariyo amniga loona bilaabo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Saraakiisha labada dhinac ayaa isku raacay in la dardar geliyo howlgallada lagu xaqiijinayo Amniga, sidoo kalena la xoojio wada-shaqeynta u dhaxeeysa Ciidamada Booliska Jubbaland iyo kuwa howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

    Maalmihii la soo dhaafay ayaa degaannada Jubbaland waxaa ka socday howlgallo ay wadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, waxaana ay kula wareegeen degaano ay gacanta kuhayeen Al-Shabaab.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMaxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xaaska hoggaamiyihii Daacish-ta Soomaaliya
    Next Article Abaaro saameeyay dadka iyo duunyada oo ku dhuftay qaybo ka mid ah Gobolka Gedo

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Heshiis lagu sii daayay nin horay dil u geystay oo maanta ka dhacay Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.

    March 21, 2023

    HOOS KA DAAWO MUQAALKA https://youtu.be/aDXY6CVC0IU

    Dowladda Mareykanka oo isku diyaarinaya dagaal uu la galo waddanka saddexaad ee ugu awoodda badan adduunka

    February 1, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.