.

Maamulka Degmada bulaburte oo soo saaray Awaamiir lagu adkeynayo Amniga Degmada bulaburte.

Kadib qaraxii 14-bishan waxuu Maamulka Degmada bulaburte iyo hey,ada Amniga oo is Kaa-shanayo waxey qaadeen Tilaabooyin wax ku ool ah oo wax looga qabanayo Falalka Lidka ku ah Amniga gudaha iyo Heeraraha Degmada bulaburte.

Si loo xakameeyo Amniga gudaha Degmada bulaburte waxuu maamulka Degmada soo saaray awaa-miirtan si loo xaqiijiyo bad qabka Gawaarida iyo dadka caadiga ah ( Dadka lugeynaya) ee soo galaya Gudaha Degmada bulaburte, maadama ay qawarijtu AS Qorsheynayaan sidii ay u dhibaateyn lahaayeen Buldhada reer bulaburte.

Maamulka Degmada bulaburte waxuu Bulshada reer bulaburte ka codsanaa in ay la shaqeyaan Hey,adaha Amniga si aan igu guuleysano Awlaada naarta.