Maalinta isniinta ayuu xilka wareejinayaa kadib muddo 5 sano ah oo uu soo maamulayey Soomaaliya.

33

Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa in maalinta Isniinta uu si rasmi ah u wareejiyo Xafiiska Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu bilaabay geeddiga guuritaankiisa Villa Somalia.

Madaxweyne Farmaajo ayaa degaya guri ku yaalla aagga Xeyndaaban ee ku yaalla agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo ka mid aheyd goobihii ay degenaayeen Mucaaradka, intii uu talada hayay ay ka dhaceen shaqaaqooyin iyo weeraro lagu qaaday Mucaaradka mar ay bannaan bax dhigayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here