Maalinta Maanta ah ayaa Xubin Baarlamaan loo Dhaarin Doonaa Madaxweynahii Hore ee Jamhuuriyada Federalka Somaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo Sidaas Ayuuna uga Mid Noqon Doonaa BJFS ee 11-aad.
Sidaas Ayuuna Ku Noqon Doonaa Xildhibaan aan Waligiis Dhicin ilaa uu Dhinto Mooyee.