Labadda Qarax ee ka dhaxday Degmadda maxaas waxa ay ka immaadeen Deegaan-ka Wabxo waxaa in muddo ah laggu haay oo ay yiilleen Tuullo aan siddaa ugga fogeyn Maxaas unna dhaxeyso Moqokori iyo Maxaas waanna marrin-ka isku xirro Wabxo iyo Maxaas.

Gawaaridaan labadda Qarax sidday waxaa lalla rabbay Xildhibaanno iyo Gudoomiye Ali Jeyte oo dhowr billood ka hor shir weyn ku yeeshay Degmadda Maxaas shirkaas oo loogga hadlaay siddii laggu soo afjari lahaa Al-shabaab, waanna u suurta gelli waysay Al-shabaab inneey Gudaha magaaladda u gudbiyaan Gawaaridaas Qaraxyadda sidday nadaamma si wegn Amniga loo adkeeyay.

Shallay waxaa u suurta gashay Al-shabaab inneey ka dejiyaan Qaraxyadda Gawaariddii ay saarnaayeen kunna bedallaan Labba Gaarri oo ah nuuca looyaqaan Saarif laggana leeyahay Maxaas sidda aan xogta ku hellayna layaqaan Dadka iska leh waanna tan fududeysay inneey Gudaha magaadda soo gallaan Qaraxyadaas.

Xallay xilli maqrib ah ayeey soo galleen Gawaaridaan Gudaha Degmadda maxaas waxaanna Target-kooddu ahaa labba aag Kan koobaad waxaa laggu Qarxiyay Xerro amma aag degenaayeen ciidamo farra baddan oo halkaas u joogay xureynta Degmadda Wabxo waxaanna watay ciidamadaas Xildhibaan Jacfar qasaaraha soo gaarayna waa dhimasho iyo dhaawac.

Qarax labbaad waxaa laggu qarxiyay shirkadda Hormuud Telecom oo ah goob aad u mashquul baddan waxaanna ka dhashay dhimasho iyo dhaawac shacab-ka ku dhintay Qaraxaas waxaa ka mid ah Madaxii Shirkadda Hormuud.

Qaraxyaddaan ayaa shiki weyn iyo kalla aamin bixid abuuray sababta ayaa laggu sheegay in Degmada maxaas ay tahay meel Amnigeeddu yahay mid si aad u xooggan loo adkeeyay lanna yaqaan qofkasta iyo Gaari kasto oo ka baxaa amma soo agellaa.

Alla waxaan ka baryaa innuu u boogga dhayo intii ku dhaawacantay intii naftoodda ku waysay Qaraax waa hubbaan inneey Hassan doonnaan Qabow-ga iyo Naxariis ay leedahay Janatul Fardowso.