Leeds United Oo Arsenal U Sheegtay Halka Waddo Oo Ay Ku Heli karaan Saxiixa Raphinha

248

Kooxda Leeds United ayaa Arsenal u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 55 milyan oo euro hadii ay doonayso saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee Raphinha.

Arsenal ayaa maalmihii ugu dambeeyay xiiso u muujisay saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Leeds United ee Raphinha si ay ugu xoojiso weerarka.

Xiddiga 25 jirka ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo dhaliyay 11 gool oo

Kooxda Arsenal ayaa xidhiidh la samaysay wakiilka xiddiga reer Brazil kaas oo ay doonayaan in ay ku xoojiyaan weerarka xilli ciyaareedka dambe.

Sida laga soo xigtay Rabrizio Romano, Leeds United ayaa Arsenal u sheegtay in ay bixiso lacag dhan 55 milyan si ay u hesho saxiixa xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here