Laftagareen miyuu isku badalaya mucaarad weyn xili uu gaaray dalka itoobiya.

177

Laftagareen miyuu isku badalaya mucaarad weyn xili uu gaaray dalka itoobiya.

 

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa gaaray dalka Itoobiya, ka dib markii uu Casumaad kahelay Itoobiya, imaanshihiisa ayaa kusoo beegantay xili Xaduuda Koonfur Galbeed ay la wadaagto Soomaali Galbeed ay weeraro ka bilaabeen todobaadyo kahor Kooxo isbaheystay oo Argagixiso, sida ay shaacisay Itoobiya.

 

Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa dhawaan lagu soo daray Mukhtaar Roobow oo dawladda Itoobiya ugu jira Liiska shaqsiyaadka Argagixisada ah, ee ay mudo baadi-goobaysay.

 

Talaabada ayaa loo aaneynayaa in ay Addis Ababa doonayso saameynteeda gobalka in ay qeyb katahay, Kumanaan Askari oo Itoobiya kasocda ayaa hadda jooga Baydhabo, waxayna gacanta kuhayaan amniga goobaha muhiimka ah, Todobaadkan ayaa isbedel lagu sameeyey taliska hoggaanka, iyadoo xaduudaha Baay iyo Bakoolna la keenay ciidamo cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here