Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Muqdisho

115

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeybgalaya caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here