Liban Qoono ayaa ka qoray qoraal gaban Xafiiska madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle.
Labaddaan nin ee idiin muuqda waa asxaab balse mid ayaa dhabar-ka lagga toogtay oo xaquuqdiisa laduudsiiyay banaankane laggu tuuray
Nour Cadceed waxa uu ka shaqeyn jiray xafiiska madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle waxa uu ahaa mushaari lacagtana waxa uu ka heli jiray World Bank, Cadadda mushaarkiisa waxa leygu sheegay illaa $850 oo bil kasta heli jirray.
Qarax ayaa ku haleelay Beledweyne sanadkii taggay waxaa soo gaaray dhaawac halis ah oo wajiga ayaa burburay waxa uu aaday Italia arimo caafimaad balse dhabar-ka ayaa lagga toogtay.
Abdisalan Hagar oo kalla tirsanaa Xafiiska madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle oo ahaa saaxib midka uggu dhow ayaa laggu baday lacagtiina waxa ay u wareegtay Account-ka Abdisalan Hagar hadda arinta waa ay sii adkatay.
World Bank warqad ayaa loo diray waxaanna loo sheegay innuu dhintay Nour Cadceed siddaa darteed waa in lacagta loo wareejiyo shaqaallaha Xafiiska mid ka mid ah waa ayna aqbaleen.
Hadda arinta waxa ay taagan tahay Xawaadle iyo Gaal-jecel meel halis ah ayeeyna mareysaa.
Qore Liban Qoono
Afeef: Maqaalkan & kuwa kale ee ku soo baxa bogga Aragtida dadweynuhu waxa ay gaar u yihiin Qoraaga sheekada kamana turjumayaan Aragtida Radio Halgan