Labadda Xildhibaan ee mucjisadda soo bandhigi rabo kunna wajahan Degmadda Jalalaqsi

422

Mogadishu ( Radio Halgan) Xildhibaan Abdirazak Omar Mohamed iyo Xildhibaan Abdimalik ayaa noqonaayo labadda Xildhibaan ee uggu horeysa ee booqdda Degaan doorashadoodda maalinta berito ah.

 

Degmadda Jalalaqsi waxaa ku wejahan Xildhibaanno iyo masuuliyiin waweyn oo heer Federal iyo heer State kalla ah Xildhibaan Abdimalik Xildhibaan Abdirazak Omar Mohamed
Gudoomiyaha ku-xigeynka Kowaad ee Arimaha Aminga Degmada Jalalaqsi Mire Xuseen Siyaad ayaa berito safar u ah Degmadda Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan Maamulka Hirshabelle.

 

Ujeedka safar-ka.

 

Xogta aan helnay ayaa sheegeyso labadda Xildhibaan oo isgarabsanaayo ineey u kuur gallaan xaaladda Degmada Jalalaqsi iyo inneey soo ogaaddaan baahiyaha ka taagan unna baahan wax ka qabasho deg deg iyo kuwa u baahan in ladejiyo hirgelintoodda waanna xildhibaanaddii uggu horeey ee ku laabta degaan doorashadoodda marka lagga qiyaas qaato 274 xildhibaan ee Gollaha shacabka .

 

Waxa kalle oo aay halkaas ku qaabilli doonnaan odey dhameedyadda Degmadda dhalinyarta aqoonyahanadda iyo bulshadda qeybaheedda kalla duwan waanna arrin hurmuud u noqon karto xildhibaanadda kalle ee ka soo jeeddo Gobolka hiiraan ineey si dhaqsi ah ku tagaan degaan doorashadoodda soonna dhageystaan baahiyaha ka jirro degaanka unna muujiyaan garrab istaag shacabka aay matallan.

Radio halgan kalla soco wararka iyo macluumaadyadda uggu xasaasisan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here