Daawo:-Taliyaha Saldhiga Magaalada Beledweyne yiri ” Kuwii dilka geeystay waa naga fakadeen xabadahane meel walba oo magaalada ah ayaay ka dhacaan

271

L/X, Bishaar oo ah taliyaha booliska Beledweyne wuxuu leeyahay suuragal ma ahan inaan meel kasta fariisano oo maqaayad kasta joogno, xabadahane meel walba oo magaalada ah ayaay ka dhacaan.

Wuxuu kaloo yiri ” Kuwii dilka geeystay waa naga fakadeen lkn waxaan soo qabanay oo aan laxisaabtami doonaa kuwii ganacsiga ku lahaa goobta dilku ka dhacay sababtoo ah waxaan ognahay in dukaan walba uu yaalo qori”.

Waa mar uu ka hadlaayay dilkii xalay ka dhacay Beledweyne.

Maxaay kuula muuqataa?

That didn’t secretly hear me

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here