Muqdisho(Radiohalgan.com)-Gudoomiye Ku-xigeenka kobaad ee aqalka sare mudane Cali Shacban Ibrahim ayaa maanta qado sharaf gurigiisa ugu sameyay xildhibanada Baarlamanka federaalka ee Beelaha Xawaadle ku matala waxa uuna darnaa isku imaatinkooda ka Tashiga aayaha Beel-weynta iyo xaquuqda ka maqan Dowladda Goboleedka Hir-shabeelle iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Kulankaas ayaa ku soo idlaaday Midnimo iyo si wadajir ah in lowada radiyo.
Dhanka kale Xog hoose heshay Radio Halgan ayaa tibaxaya in Xildhibaanada la balan sanyahin Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud Dhawan.
Gudoomiye ku xigeenka kobaad ee aqalka sare mudane Cali Shacban Ibrahim ayaa maanta qado sharaf gurigiisa ugu sameyay xildhibanada barlamanka federaalka ee Beelaha xawaadle ku matala waxa uuna darnaa isku imaatinkooda ka Tashiga aayaha beesha iyo xaquuqda ka maqan . pic.twitter.com/iCruJO38Bh
— RADIO HALGAN (@rhalgan) May 27, 2022
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan