Korneyl Cilmi Faarax Nuur Wabi ayaa yiri Insa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Anoo ku hadlayo magaca qoyskeyga waa tacsi u dirayas Aun Ex Korneyl Cismaan Maxamed Jelle oo masnta ku geeriyooday magaalaga Melbourne ee dalka Austrslis.
Waxan alle uga baryayaa janatul fardawza caruurtii ehelka iyo ummada soomaaliyeed samir guud allaha nsga wada siiyo aamiin.