Booliska Soomaaliland ayaa xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaas Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse, waxa uu qeyb ka ahaa siyaasiinta Xisbiga Wadani ee dhigaya Banaanbaxa looga soo horjeedo muddo korarsiga lagu eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi.