Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    kooxaha Yurub oo bilaabay inay sii kala calaamadsadaan xiddigaha iyo masuuliyiinta kale ee kooxda Manchester City
    Ciyaaraha

    kooxaha Yurub oo bilaabay inay sii kala calaamadsadaan xiddigaha iyo masuuliyiinta kale ee kooxda Manchester City

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxa ay kooxaha Yurub bilaabeen inay sii kala calaamadsadaan xiddigaha iyo masuuliyiinta kale ee kooxda Manchester City oo dhawaan lagu soo oogay boqol kiis oo sharci jabin ah.

    Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ah tababaraha haatan ugu cad cad saadaal ahaan inuu noqdo midka ugu horreeya ee ka taga Premier League.

     

    Pep ayaa haddii kooxda dambi lagu helo isagu afkiisa ka sheegay inuu isla maalinta ku xigta ka tagayo balse uu kalsoonki ku qabo maamulka.

    Haatan wargeyska ugu weyn France ee L’Equipe ayaa sheegaya in Pep bartilmaameed u yahay kooxda Paris Saint-Germain haddii uu noqdo mid la heli karo.

    Warbixinta L’Equipe ayaa intaas ku daraysa in PSG ay xiisaynaysay tababaraha ree Spain tan iyo markii uu Mauricio Pochettino kooxdeeda joogay.

    Tababaraha PSG ee Christophe Galtier ayaa lagu qiimayn doonaa maxsuulka uga soo baxa Champions League oo ah markasta hammiga ugu weyn ee Paris.

    Xalay ayay dhirbaaxo ku dhacday PSG iyadoo kooxda ay xifaaltamaan ee Marseille ka reebtay tartanka Coupe de France.

     

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMaxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada XFS? (SAWIRRO)
    Next Article MW DG Jubbaland oo Kismaayo ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya.

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dhageyso:- Gudoomiye Adow ayaa tacsi ka diray qaraxyada Buulaburte iyo Jalalaqsi asoona ka digay in weli wax intaas ka weyn

    January 15, 2023

    Gudoomiyaha Xisbiga Daldhis ahna Gudoomiyaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiyada Soomaaliyeed Dr. Abdirahman Hussein Adow ayaa…

    Maxay dadka qaar mar walba uga daahaan hawlahooda?

    January 21, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.