Beledweyne(Radiohalgan.com)Wararka aan ka heleeno magaalada Beledweyne ayaa tibaaxayo in Garoonka Beledweyne ee Ugaas Khaliif airport ayaa xiran maalinti labaad oo aysan jirin Diyaarad rakaab ah oo kaso dageysa Ama ka duleyso Garoonka Beledweyne.
Sababta u garoonka u xiran yahay maalinti labaad ayaa ah muran iyo is qabqabsi ka dhashay lacagaha Canshurta ee kaso xarooda garoonka uu kal kii hore qadanay jiray Madaxweyne ku-xigeenka Hir-shaballe Mudane Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed.
Hase ahaate wasiirka Duulista Hawada Dowladda Hirshabeelle Mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa kal hore la hadalay oo yiri waa in eey Wasaaradda qaada Caanushuurta Duulista Hawada sababtaas ayoow u xayiranyahay Garoonka.
Shalay iyo maanta shacabki safarka ku geli jiray Dulimaadka ayaa bedelkedda hadda ku safraya baabur kaddib Xirnanshaha garoonka.
Balse dhawac soo garay dhalinyaro arday aheyd Shalay Degmada Matabaan qarkood halista Meel lamarin ayaa jirin iyo shacabka qar oo Buuran liito ah.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com