Israaiil oo muwaadiniinteeda Turkiga kusugan ku amartay in ay si deg deg ah

165

Israaiil oo muwaadiniinteeda Turkiga kusugan ku amartay in ay si deg deg ah uga soo baxaan.

wasiirka Arimaha dibada Israaiil Yoyori labid ayaa sheegay in la joojiyay Rakaab usocday Istanbuul .

Ilaa hadana sababta lamagaranayo israaiil ku kaliftay inay tiraahdo muwaadiniinteeda kasoo baxo Turkiga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here