Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.Geeridu waa xaq, balse way murugo iyo xanuun badantahay,

Eedo Dahabo Maxamuud Jaamac
Oo magaalada Halgan ku geeriyootay shalay Galaab

 

Eebbe naxariistii janno ha siiyo Eedo Dahabo Maxamuud Jaamac oo ku geeriyootay Degmada HALGAN, ee Gobolka Hiiraan shalay 18 janaayo 2023.

Samir iyo iimaan ALLAHA siiyo walaalahay Reer Xuseen Xasan ugu horeyso Abaayo Muraayad, Hidaayo, Falis, Xaawa Ciid, dhamaan Walaalkeey Tawane Maxamuud Jaamac, dhamaan Reer Maxamuud Jaamac iyo dhamaanteen Reer Cumar Xooshoow.

Dhamaan. Inteey Katagtay Dhamaan Qoyskii, Ehelladii. Dhamaanten. Qaraabadey ka baxaday Mamada Waxaan Eebe uga baryeyaa in unaxaristo