.

Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.Geeridu waa xaq, balse way murugo iyo xanuun badantahay,

Maamo Timiro barre Maalin
Oo ku geeriyootay Caawa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

hooyo sabar iyo imaan oo ugu  Horeey  Hooyo Guddoomiyahii Hore Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin (Sufuroow) iyo Nabadoon Cilmi Barre (Cilmi gudomiye)

dhamaan. Inteey Katagtay Qoyskii, Ehelladii. Dhamaanten. Qaraabadey Ey ka baxaday Mamada Waxaan Eebe uga baryeyaa in uu u naxariisto geeyana Janatul Fardoowsa. Dhamaanteena Samir iyo Iimaan inaga siiyo
MAMADA Timiro barre Maalin

Amiin Amiin Yaa rabi