iidle yare ayaa waraysi laga qaaday goor dhawayd sidan ku sheegay:-
” xaalkayga oo cuslaaday iyo sonkorta oo aad iigu kacday waxay ila noqotay in aan dhintay oo meesha aan joogo ay tahay aakhiro kadib waxaan is idhi Caruurtaada/ilmahaaga u qor fariin oo ku dheh Sabbe Allaah baan idiinka tagay “.