Idle Yare ayaa goordhow soo gaaray By Beledweyne Hiiraan - June 8, 2022 155 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Idle Yare ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho si maalmaha soo socda dibadda loogu qaado oo xaaladiisa caafimaad halkaas lagu dabiibo. Ilaaheey ha caafiyo walaalkeen iidle yare.