Kursiga waxaa ka geeriyooday Xildhibaan Geele isaq waxa
badalay Xildhibaan Abdifitaah Osmaan Elmi

Mudane Abdifitaah ayaa yiri
Ugu horeeyn waxaan umahadcelinayaa allh SWC oo dadaal dheer kadib iisuurogaliyay
Inaan ku guulesto kursiga xildhibaanimo ee Beesheyda,

Kursiga waxaa ka geeriyooday Xildhibaan Geele isaq
Intaa kadib waxaan allah ugu baryaa in xildhibaan geele isaq janatul fardows ka waraabiyo waxoow ahaa nin Qaran inta aan noo lahay
Waxaana ka warqabi doonaa caruurtiisa iyo ehelkiisa haduu alle idmo

Intaa kadib waxaan kaloo umahadcelinayaa dhamaan dhalinyarada iyo odayaasha dhaqanka ee beesheyda oo iigartay inaan buuxinka karo matalaad ahaane ku matalo kursiga xildhibaanimo ee Beesha ku Lee dahay dowlada Hirshabeelle

Waxaan kaloo umahadcelinayaa madaxweynaha dowlada hirshabelle
Mudane: Ali Abdullahi Husein Gudlawe iyo mdaxweyne kuxigenka dowlada hirshabelle
Mudane Yusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo Gudoonka Baarlabaanka dowlada Hirshabeelle
oo jaanis iisiiyay inaan u adeego dadkeeyga iyo deegaaneygaba

Ugu danbeyn waxaan umahadcelinayaa dhamaan cidkasta oo qeeyb ka eheeed dadalka aan kubixinaayay kursiga xildhibaanimo

Mahadcelintaa kadib
Waxaan balan qaadayaa inaan si hufan oo aay kujirto daacadnimo ugu adeego dadkeyga iyo deegaankeygaba
Waxaan muujirin dooraa matalaad aay mahdindonaan beesha aan kursigaan kumatalo
Waxaan marwalbo dhibta iyo dheefta laqeebsan doonaa dadkeyga waxaan muujin doonaa
Daacadnimo Dadaal dheeer iyo inaa ka warhaayo kuwa liito si aay dadkeyga iyo deegankeyga.udareemaan ineey heleeen matalaadii aay ubaahnaayeen
Waxaan dadkeyga ka codsanayaa in aay ilashaqeeyaan oo garab igu siiyaan sidii aan waajibaadkeyga u gudan lahaaa
Sidookale aayna ii duceeyaan inuu alle ii fududeeyo waajibaaka la ii igmaday
Mahadsanidiin

Xildhibaanka CusubAbdifitaah Osmaan Elmi

Share.

Leave A Reply