Hirshabelle oo xilka ka xayuubisay wasiiro baddan

137

Mogadishu ( RadioHalgan ) waxaa billaabatay xil ka qaadista wasiiradda Hirshabelle waxaanna dhawaan larajeynayaa in 7 wasiir oo kalle xilka lagga qaaddo .

 

Xil ka qaadistaan ayaa daaran in ladhameystiro hishiiskii laggu gaarray magaaladda Beledweyne laguna yagleelaayo Hirshabelle lawadda leeyahay lagunna wadda qanacsanyahay.

Magacyadda wasiiradda xilka lagga qaaday

 

Yahye Cisma’iil Mohamed wasiir Ganacsiga .

Qadar Hassan Mohamed wasiirka Dastuurka.

 

Waxaa dhawaan xilalka lagga qaaddi rabaa wasiiro kalle oo gaaraayo illaa 7 wasiiro waxaanna innoo xaqiijiyay xubno ku dhow madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here