Hirshabelle oo shaqada ka joojisay shirkada ka shaqeeyo deegaanada Maamulkooda.

90

Hirshabelle oo shaqada ka joojisay shirkada ka shaqeeyo deegaanada Maamulkooda.

Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Hirshabeelle waxa ay shaqo ka joojin ku sameysay Companyada ama shirkadood sida ku qoran warqad ka so baxday Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here