Beledweyne(Radiohalgan.com)- Taliska Ciidamada Booliska Hirshabeelle ayaa u soo Magacaabay Taliyaha Cusub Saldhiga Degmada Baladweyne ee dowald Goboleedka Hirshabelle  kabtan Cabdulaahi Maxamuud.

Taliyahii hore ayaa lagu eedeeyay Xil guda laan iyo Aminga Magaaladda Beledweyne oo  faraha ka sii baxayo

Share.

Leave A Reply