Hay’adda Duulista Rayidka oo war ka soo saartay waraaqaddo laggu baahiyay social media-ha.

190

Mogadishu RadioHalgan

“Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxay masuul ka tahay badqabka dhamaan duulimaadyada iyo Garoomada Dalka, iyadoo ka duulaysa qaanuunada caalamiga ah (ICAO) iyo kuwa dalkaba ( SOMCARS).
HDRS waxa ay halkaan ku cadeyneysaa in aysan jirin wax khatar ku ah badqabka duulimaadyada dalka gudahiisa ah. ”

 

“Hay’addu waxba kama oga warqada lagu baahiyay baraha bulshada ayna sumadeedunu tahay Ref: AOA/008/6/2022 kuna taariikhaysan 18th June 2022 Iyo khatarta ay kahadlayso.”

Waa fariin ka timid Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed Mogadishu Somalia siddoo kalle waxaa ku saxiixan war saxaafadeedka Agaasimaha Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed Mudane Ahmed Moalim Hassan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here